Sagal Pathology Center

Nala Shaqeey

Ma tahay Xarun Caafimaad, Isbitaal, Sheybaar, Farmashiye iyo wixii la mid ah oo ma daneyneysaa inaad nala shaqeyso si Adeega Bukaanka loo qabanayo loo dhameystiro hadii ay Jawaabtu haa tahay Fadlan Nala soo xiriir oo nala gal Heshiis wada shaqeyn.

Fadlan Buuxi Foomka hoose oo Nala wadaag Xogta iyo qaabka wada shaqeyn ee aad dooneyso.

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?