Sagal Pathology Center

Qaybta Bukaanada

Xarunta Baaritaanada Burooyinka & Dheecaanada ee Sagal waa Xarun ka sokow baaritaanada ay sameyso u taagan Caawinta iyo Wacyigelinta Bulshada si kor loogu qaado aqoonta bulshada ee Xanuunada loona helo xanuunka xili hore si daaweyntiisa u fududaato.

Dr.Sagal oo ah madaxa Xarunta Sagal Pathology Center iyo Dhamaan bahda Xarunta waxay qoraan Maqaalo Wacyigelin ah iyo Videos si loo gaaro Ujeedka ah “Early Detection Early Treatment” oo ah “Xili hore hel Xanuunka si Xili hore loo daaweeyo“.

Waxaa xusid mudan in Kansaro badan ay leeyihiin ka hortag iyo waxyaabo yareeyo halistooda, Kansaradaasna bahda Sagal Pathology waxay ka qoreen Wacyigelin badan.

Fadlan booqo Youtube ka Xarunta ama Qaybta Wacyigelinta oo ka bogo Wacyigelino kala duwan.

Ciwaanada ugu Caansan

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?