Sagal Pathology Center

Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer)

Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer) waa mid ka mid ah Kansarada ugu badan ee ku dhaca Haweenka Soomaaliyeed sida aan ku sheegnay Maqaalkeena Kansarada ugu badan Soomaaliya.

Kansarka Minka Afkiisa nasiib wanaag wuxuu kamid yahay Kansarada laga hortagi karo, xili horana la ogaan karo. 

Sawirka hoose wuxuu soo koobayaa Sida looga hortago iyo waxa uu yahay Kansarkan.

Fadlan halkan ka aqriso Wacyigelin kale oo badan ama booqo Qaybta Bukaanada.

Waxaa la Qoray 13 August 2023            Author: Dr.Sagal Omar

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?