Sagal Pathology Center

Waa Maxay Kansar?

Inta aan u gudbin Kansar, Waa Maxay Buro?

Buro waa kuus kasoo baxay meel ka tirsan jirka taas oo tilmaamo kala duwan yeelan karta sida cabirka, adeeg ama jileeca, koriinta, iwm; Burooyinka waxay isugu jiraan kuwo fudud (Benign) iyo kuwo Kansar ah (Malignant). Waxaa xusid mudan in la fahmo in Buro kasta aysan Kansar ahayn laakiin Buro kasta ay u baahan tahay in la baaro si nuuceeda loo ogaado.

Kansar waa Unug yadii jirka oo u kuray si xad ka bax ah jirkiina uu koontorooli waaye, waxaa sababa ama lala xiriiriyaa waxyaabo badan oo dhaxalka, Sigaarka, Khamrada, Sunta ama wasaqda hawada kujirta (environmental toxins) daawooyinka qaar, Ashicada (radiation) iyo waxyaabo kaloo badan.

Sawirka hoose wuxuu si fudud u kala saarayaa farqiga u dhaxeeya labad nuuc ee Burooyinka iyo waxa lagu kala garto.

Sidoo kale Fadlan Aqriso Kansarada ugu Badan Soomaaliya!

Fadlan halkan ka aqriso Wacyigelin kale oo badan ama booqo Qaybta Bukaanada.

Waxaa la Qoray 24 July 2023            Author: Dr.Sagal Omar

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?