Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena loona dhinto.
Hadaba Maxaa lagu kartaa, Sidee looga hortagaa, Maxaase la gudboon haweenka isaga shakiya Kansarka Naasaha?; Dhamaan Su’aalahaas waxaan uga jawaabaynaa Sawirka hoose oo si kooban u sharxaya.
Ma ogtahay in Sanad walba Bisha October ay Xarunta Sagal Pathology Center sameyso Baaritaano iyo La talin Lacag la’aan ah si kor loogu qaado Wacyiga bulshada ee ku aadan Kansarka Naasaha.