Sagal Pathology Center

SPC Newsletter

Maxaa ka Cusub Xarunta Baaritaanada Burooyinka & Dheecaanada ee Sagal Pathology Center (SPC).

Team ka Xarunta waxay 3dii bil ba mar idinla wadaagi doonaan Newsletter soo koobaya Warbixino kookooban oo Xarunta ku saabsan.

Majalada Sadaxdan bil ee July, August iyo September waxaad kalaga dagi kartaa halkan waxaana Ciwaanada kamid ah:

1. Website ka Cusub ee Xarunta SPC

2. Sanad guuradii 3-aad ee Xarunta 

3. Wacyigelinada & Baaritaanada Kansarka Naasaha ee October 2023

4. Baro Team ka Xarunta

5. Ciwaano kaloo xiiso badan

La soco Sadaxdii bilba Newsletter kan oo aad ka heli doontid macluumaad iyo Maqaalo ku xiiso geliya.

Waxaa la Qoray 30 September 2023            Author: SPC Team

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?