Malaariyo (Malaria)

Malaariyo ama Xanuunka Duumada sida Soomaalida u taqaan waa Xanuun ku badan Soomaaliya kaasoo ay sababto Kaneecada laguna yaqaan Qandho daran, Madax xanuun, Qay qaryo iyo kor xanuun. Xanuunka Malaariyada wuxuu ku dhici karaa dhamaan dadka ha ahaadaan Caruurta ama dadka waaweyn. Malaariyo waxay qofka ku dhacdaa marka ay qaniinto kaneeco qabta jeermiskii cudurka (Protozoa). …

Malaariyo (Malaria) Read More »