Wacyigelinta Kansar-ka (Sarcoma)
Sarcoma waa nooc kamid ah Kansarada Dhifka ah kuna dhaca Lafaha, Murqaha iyo Xididada. Wuxuu u dhigmaa 1% Kansarada dadka waaweyn balse 15% Kansarada ku dhaca Caruurta. Kansarkan wuxuu kamid yahay Kansarada ku dhaca dadka Soomaaliyeed balsa kama mid ahan Kansarada ugu badan Soomaaliya. Bisha July sanad walba ayaa Wacyigelin loo sameeyaa bulshada si kor loogu qaado aqoonta …