Sagal Pathology Center

Kansarka Naasaha (Sax ama Qalad)

Maxaa ka jira wax badan oo ay dadku ku sheekeysteen? Ma khuraafaad baa mise waa Run?

Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena.

Waxaa sidoo kale Maqaalka ciwaankiisu yahay Calaamadaha & Sida looga hortagaa kusoo koobnay Xog kooban oo Kansarka Naasaha ku saabsan.

Maqaalkan waxaan kusoo koobeynaa waxyaabo dadku aaminsan yihiin oo khuraafaad ah iyo waxa Saxda ah ee xaqiiqda ah.

Ma ogtahay in Sanad walba Bisha October ay Xarunta Sagal Pathology Center sameyso Baaritaano iyo La talin Lacag la’aan ah si kor loogu qaado Wacyiga bulshada ee ku aadan Kansarka Naasaha. 

Fadlan Nagala soco Facebook-ga Xarunta oo ka qayb qaado Wacyigelinta iyo Baaritaanada Sanad kasta aan qabano.

Fadlan halkan ka aqriso Wacyigelin kale oo badan ama booqo Qaybta Bukaanada.

Waxaa la Qoray 21 October 2023            Author: Dr.Sagal Omar

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?