Sagal Pathology Center

Latest News

Kansarka Dhiiga (Leukemia)

Kansarka Dhiiga (Leukemia) waa mid ka mid ah Kansarada ugu badan Soomaaliya kuna dhaca caruurta iyo dadka waaweyn. Kansarka Dhiiga waa markii Unugyadii soo saari lahaa dhiiga kala duwan (Dhiiga cas, cad & kan xinjirowga) uu isbedel khaldan (Malignant transformation) ku dhaco taas oo sababta in ay saa’id u bataan ayna yareeyaan unug yadii caafimaadka qabay …

Kansarka Dhiiga (Leukemia) Read More »

Kansarka Naasaha (Breast Cancer)

Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena loona dhinto. Hadaba Maxaa lagu kartaa, Sidee looga hortagaa, Maxaase la gudboon haweenka isaga shakiya Kansarka Naasaha?; Dhamaan Su’aalahaas waxaan uga jawaabaynaa Sawirka hoose oo si kooban u sharxaya. Sidoo kale Fadlan Daawo  Video …

Kansarka Naasaha (Breast Cancer) Read More »

Kansarada ugu badan Soomaaliya

Inkastoo Xog ama Data Final ah oo wadanka dhan ka tarjumi karta weli aysan jirin hadana Cilmi baarisyo laga sameeyay Magaalada Muqdisho iyo Xog laga aruuriyay Xarumaha Caafimaadka magaalada ee baara Kansarada ayaa waxaa lagu ogaaday in Kansarka Hunguriga Madoow (Esophageal Carcinoma), Kansarka Naasaha (Breast Cancer), Kansarka Dhiiga (Leukemia), Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer) ay …

Kansarada ugu badan Soomaaliya Read More »

Waa Maxay Kansar?

Inta aan u gudbin Kansar, Waa Maxay Buro? Buro waa kuus kasoo baxay meel ka tirsan jirka taas oo tilmaamo kala duwan yeelan karta sida cabirka, adeeg ama jileeca, koriinta, iwm; Burooyinka waxay isugu jiraan kuwo fudud (Benign) iyo kuwo Kansar ah (Malignant). Waxaa xusid mudan in la fahmo in Buro kasta aysan Kansar ahayn …

Waa Maxay Kansar? Read More »

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?