Kansarka Hunguriga (Esophageal Carcinoma)

Kansarka Hunguriga Madoow ama tubada cuntada (Esophageal Carcinoma) waa mid ka mid ah Kansarada ugu badan Soomaaliya lana tuhun san yahay in uu yahay Kansarka koowaad ee Soomaalida ku dhaca. Kansarka Hunguriga Madoow waxaa lala xiriiriyaa waxyaabo kala duwan qaarkoodna aan cadeymo buuxda loo hayn waxaana ka mid ah: Cabida Sigaarka, Tubaakada, Khamriga iyo wixii la …

Kansarka Hunguriga (Esophageal Carcinoma) Read More »