Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer)

Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer) waa mid ka mid ah Kansarada ugu badan ee ku dhaca Haweenka Soomaaliyeed sida aan ku sheegnay Maqaalkeena Kansarada ugu badan Soomaaliya. Kansarka Minka Afkiisa nasiib wanaag wuxuu kamid yahay Kansarada laga hortagi karo, xili horana la ogaan karo.  Sawirka hoose wuxuu soo koobayaa Sida looga hortago iyo waxa uu …

Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer) Read More »