Burooyinka Qanjirka Thyroid (Thyroid Nodules)

Kuus kasoo baxa Qanjirka qaybta hore ee dhuunta ku yaal ee loo yaqaan Thyroid ayaa la dhahaa “Thyroid Nodule“. Kuus ama Buro yar oo horada dhuunta gaar ahaan qanjirkan (Thyroid Nodule) kasoo baxda waa mid Soomaalida ku badan; Kuusaskaan ama Burooyinkan badankood dhib weyn malahan mararka qaarse waxay noqon karaan Kansar. Qanjirka Dhuunta (Thyroid Gland) …

Burooyinka Qanjirka Thyroid (Thyroid Nodules) Read More »