Waa Maxay Kansar?
Inta aan u gudbin Kansar, Waa Maxay Buro? Buro waa kuus kasoo baxay meel ka tirsan jirka taas oo tilmaamo kala duwan yeelan karta sida cabirka, adeeg ama jileeca, koriinta, iwm; Burooyinka waxay isugu jiraan kuwo fudud (Benign) iyo kuwo Kansar ah (Malignant). Waxaa xusid mudan in la fahmo in Buro kasta aysan Kansar ahayn …
