Sagal Pathology Center

Kansarka Naasaha (Sax ama Qalad)

Maxaa ka jira wax badan oo ay dadku ku sheekeysteen? Ma khuraafaad baa mise waa Run? Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena. Waxaa sidoo kale Maqaalka ciwaankiisu yahay Calaamadaha & Sida looga hortagaa kusoo koobnay Xog kooban oo Kansarka Naasaha …

Kansarka Naasaha (Sax ama Qalad) Read More »

Tiibisho (Qaaxo): Tuberculosis

Waa Maxay Qaaxo (Tuberculosis)? Qaaxo ama Tiibisho waa Caabuq badanaa ku dhaca Sambabada kaasoo kamid ah cudurada ku badan Soomaaliya. Sidoo kale Qaaxadu waxay ku dhici kartaa xubno kale oo jirka sida Qanjirada, Lafaha iyo Xubnaha Uur kujirta.  Sidee ayuu ku faafaa Cudurka Qaaxada? Jeermiska keena Qaaxada wuxuu ku gudbi karaa marka qof qaba cudurkan …

Tiibisho (Qaaxo): Tuberculosis Read More »

Kansarka Beerka (Liver Cancer)

Beerka waa Qanjirka ugu weyn qanjirada ugu weyn qanjirada jirka wuxuuna ku yaal dhanka midig ee caloosha gaar ahaan sambabka midig hoostiisa. Beerka wuxuu qabtaa shaqooyin badan oo ay ka mid yihiin keydinta nafaqooyinka iyo u bedelida tamar markii loo baahdo, soo saarista dheecaano sida bile iyo proteins sida kuwa xinjirowga dhiiga, kuwa la xiriira …

Kansarka Beerka (Liver Cancer) Read More »

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer)

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) waa Unugyadii caadiga ee Caloosha oo isku bedelay unugyo buro kadibna koriin qaldan sameeyay. Caloosha waxay shiidaa cuntada kala duwan waxaa kor kaga dhegan tubada hunguriga hoosna waxaa kaga dhegan qaybta koowaa ee Mindhicirada yar yar. Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) waxyaabaha ugu badan ee lala xiriiriyo waxaa kamid ah Bakteeriyo la …

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) Read More »

Kansarka Dhiiga (Leukemia)

Kansarka Dhiiga (Leukemia) waa mid ka mid ah Kansarada ugu badan Soomaaliya kuna dhaca caruurta iyo dadka waaweyn. Kansarka Dhiiga waa markii Unugyadii soo saari lahaa dhiiga kala duwan (Dhiiga cas, cad & kan xinjirowga) uu isbedel khaldan (Malignant transformation) ku dhaco taas oo sababta in ay saa’id u bataan ayna yareeyaan unug yadii caafimaadka qabay …

Kansarka Dhiiga (Leukemia) Read More »

Kansarka Naasaha (Breast Cancer)

Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena loona dhinto. Hadaba Maxaa lagu kartaa, Sidee looga hortagaa, Maxaase la gudboon haweenka isaga shakiya Kansarka Naasaha?; Dhamaan Su’aalahaas waxaan uga jawaabaynaa Sawirka hoose oo si kooban u sharxaya. Sidoo kale Fadlan Daawo  Video …

Kansarka Naasaha (Breast Cancer) Read More »

Kansarada ugu badan Soomaaliya

Inkastoo Xog ama Data Final ah oo wadanka dhan ka tarjumi karta weli aysan jirin hadana Cilmi baarisyo laga sameeyay Magaalada Muqdisho iyo Xog laga aruuriyay Xarumaha Caafimaadka magaalada ee baara Kansarada ayaa waxaa lagu ogaaday in Kansarka Hunguriga Madoow (Esophageal Carcinoma), Kansarka Naasaha (Breast Cancer), Kansarka Dhiiga (Leukemia), Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer) ay …

Kansarada ugu badan Soomaaliya Read More »

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?