Sagal Pathology Center

Kansarka Beerka (Liver Cancer)

Beerka waa Qanjirka ugu weyn qanjirada ugu weyn qanjirada jirka wuxuuna ku yaal dhanka midig ee caloosha gaar ahaan sambabka midig hoostiisa. Beerka wuxuu qabtaa shaqooyin badan oo ay ka mid yihiin keydinta nafaqooyinka iyo u bedelida tamar markii loo baahdo, soo saarista dheecaano sida bile iyo proteins sida kuwa xinjirowga dhiiga, kuwa la xiriira …

Kansarka Beerka (Liver Cancer) Read More »

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer)

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) waa Unugyadii caadiga ee Caloosha oo isku bedelay unugyo buro kadibna koriin qaldan sameeyay. Caloosha waxay shiidaa cuntada kala duwan waxaa kor kaga dhegan tubada hunguriga hoosna waxaa kaga dhegan qaybta koowaa ee Mindhicirada yar yar. Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) waxyaabaha ugu badan ee lala xiriiriyo waxaa kamid ah Bakteeriyo la …

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) Read More »

Kansarada ugu badan Soomaaliya

Inkastoo Xog ama Data Final ah oo wadanka dhan ka tarjumi karta weli aysan jirin hadana Cilmi baarisyo laga sameeyay Magaalada Muqdisho iyo Xog laga aruuriyay Xarumaha Caafimaadka magaalada ee baara Kansarada ayaa waxaa lagu ogaaday in Kansarka Hunguriga Madoow (Esophageal Carcinoma), Kansarka Naasaha (Breast Cancer), Kansarka Dhiiga (Leukemia), Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer) ay …

Kansarada ugu badan Soomaaliya Read More »

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?