Sagal Pathology Center

Sagal

Kansarka Naasaha (Breast Cancer)

Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena loona dhinto. Hadaba Maxaa lagu kartaa, Sidee looga hortagaa, Maxaase la gudboon haweenka isaga shakiya Kansarka Naasaha?; Dhamaan Su’aalahaas waxaan uga jawaabaynaa Sawirka hoose oo si kooban u sharxaya. Sidoo kale Fadlan Daawo  Video …

Kansarka Naasaha (Breast Cancer) Read More »

Download Reports

Dhawaan ayaa qaybtan loo furi doonaa Dhakhaatiirta & Bukaanada si ay Reports-ka uga degsadaan ugana daabacdaan.

Baaritaanada Xarunta

Dr.Sagal Omar Salad is a Consultant Pathologist, Founder and CEO of Sagal Pathology Center; She is the First Somali Female Pathologist and a Graduate from the Aga Khan University Hospital in Nairobi, Kenya. Dr.Sagal did her Undergraduate degree in Beihua University, China and then practiced as a General Physician in Mogadishu for three years; She …

Baaritaanada Xarunta Read More »

About Dr.Sagal

Dr.Sagal Omar Salad is a Consultant Pathologist, Founder and CEO of Sagal Pathology Center; She is the First Somali Female Pathologist and a Graduate from the Aga Khan University Hospital in Nairobi, Kenya. Dr.Sagal did her Undergraduate degree in Beihua University, China and then practiced as a General Physician in Mogadishu for three years; She …

About Dr.Sagal Read More »

Kansarada ugu badan Soomaaliya

Inkastoo Xog ama Data Final ah oo wadanka dhan ka tarjumi karta weli aysan jirin hadana Cilmi baarisyo laga sameeyay Magaalada Muqdisho iyo Xog laga aruuriyay Xarumaha Caafimaadka magaalada ee baara Kansarada ayaa waxaa lagu ogaaday in Kansarka Hunguriga Madoow (Esophageal Carcinoma), Kansarka Naasaha (Breast Cancer), Kansarka Dhiiga (Leukemia), Kansarka Minka Afkiisa (Cervical Cancer) ay …

Kansarada ugu badan Soomaaliya Read More »

Waa Maxay Kansar?

Inta aan u gudbin Kansar, Waa Maxay Buro? Buro waa kuus kasoo baxay meel ka tirsan jirka taas oo tilmaamo kala duwan yeelan karta sida cabirka, adeeg ama jileeca, koriinta, iwm; Burooyinka waxay isugu jiraan kuwo fudud (Benign) iyo kuwo Kansar ah (Malignant). Waxaa xusid mudan in la fahmo in Buro kasta aysan Kansar ahayn …

Waa Maxay Kansar? Read More »

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?