Sagal Pathology Center

Sagal

Kansarka Naasaha (Sax ama Qalad)

Maxaa ka jira wax badan oo ay dadku ku sheekeysteen? Ma khuraafaad baa mise waa Run? Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena. Waxaa sidoo kale Maqaalka ciwaankiisu yahay Calaamadaha & Sida looga hortagaa kusoo koobnay Xog kooban oo Kansarka Naasaha …

Kansarka Naasaha (Sax ama Qalad) Read More »

SPC Newsletter

Maxaa ka Cusub Xarunta Baaritaanada Burooyinka & Dheecaanada ee Sagal Pathology Center (SPC). Team ka Xarunta waxay 3dii bil ba mar idinla wadaagi doonaan Newsletter soo koobaya Warbixino kookooban oo Xarunta ku saabsan. Majalada Sadaxdan bil ee July, August iyo September waxaad kalaga dagi kartaa halkan waxaana Ciwaanada kamid ah: 1. Website ka Cusub ee …

SPC Newsletter Read More »

Wacyigelinta Kansarka Naasaha

Ma ogtahay in Kansarka Naasaha yahay Kansarka ugu badan ee kudhaca haweenka aduunka oo dhan, Sidoo  kalana ka mid yahay Kansarada ugu badan Soomaaliya.  Bisha October sanad walba ayaa Wacyigelin loo sameeyaa bulshada si kor loogu qaado aqoonta bulshada ee ku aadan Kansarka Naasaha si xili hore loo ogaado dadka qaba Kansarka iyo si loo yareeyo dhimashada ka …

Wacyigelinta Kansarka Naasaha Read More »

Malaariyo (Malaria)

Malaariyo ama Xanuunka Duumada sida Soomaalida u taqaan waa Xanuun ku badan Soomaaliya kaasoo ay sababto Kaneecada laguna yaqaan Qandho daran, Madax xanuun, Qay qaryo iyo kor xanuun. Xanuunka Malaariyada wuxuu ku dhici karaa dhamaan dadka ha ahaadaan Caruurta ama dadka waaweyn. Malaariyo waxay qofka ku dhacdaa marka ay qaniinto kaneeco qabta jeermiskii cudurka (Protozoa). …

Malaariyo (Malaria) Read More »

Tiibisho (Qaaxo): Tuberculosis

Waa Maxay Qaaxo (Tuberculosis)? Qaaxo ama Tiibisho waa Caabuq badanaa ku dhaca Sambabada kaasoo kamid ah cudurada ku badan Soomaaliya. Sidoo kale Qaaxadu waxay ku dhici kartaa xubno kale oo jirka sida Qanjirada, Lafaha iyo Xubnaha Uur kujirta.  Sidee ayuu ku faafaa Cudurka Qaaxada? Jeermiska keena Qaaxada wuxuu ku gudbi karaa marka qof qaba cudurkan …

Tiibisho (Qaaxo): Tuberculosis Read More »

Kansarka Beerka (Liver Cancer)

Beerka waa Qanjirka ugu weyn qanjirada ugu weyn qanjirada jirka wuxuuna ku yaal dhanka midig ee caloosha gaar ahaan sambabka midig hoostiisa. Beerka wuxuu qabtaa shaqooyin badan oo ay ka mid yihiin keydinta nafaqooyinka iyo u bedelida tamar markii loo baahdo, soo saarista dheecaano sida bile iyo proteins sida kuwa xinjirowga dhiiga, kuwa la xiriira …

Kansarka Beerka (Liver Cancer) Read More »

About Saacid Ali Ahmed

With a Bachelor’s degree of Applied Science in Medical Laboratory from the University of Somalia (UNISO), Saacid has a solid foundation in the Medical Laboratory field with three years of experience in various histopathological techniques. Saacid is dedicated to operational efficiency and organization with in the lab setting. He is also a highly ethical and …

About Saacid Ali Ahmed Read More »

Nala Soo Xiriir

Ma u baahan tahay Baaritaan aan ku xusneen Liiska Baaritaanada Xarunta,  Fadlan Buuxi Foomka hoose oo Nala wadaag Xogta Baaritaanka aad rabto hadii aysan deg deg ahayn ama Nagala soo Xiriir Taleefanka & Whatsapp ka Xarunta ama toos u imaaw xarunta. Call Us / Whatsapp +252-614102040 Sagal Pathology Center Isgoyska Digfeer Degmada Hodon, Mogadishu Get Directions

About Hafsa Mohamed

Hafsa Mohamed Hassan earned a Bachelor’s degree in Banking and Finance from the Faculty of Management Science at Mogadishu University. She serves as a Receptionist and an Accountant at Sagal Pathology Center. As a Receptionist, the first point of contact for patients and visitors, she handles inquiries, manages appointments and creates a warm and efficient …

About Hafsa Mohamed Read More »

About Umulkheyr Elmi

Umulkheyr Elmi Ahmed is a Laboratory Scientist who holds a Bachelor’s degree of Applied Science from Jamhuriya University of Science & Technology; She has three years of working experience in the field. Over the course of her three years at Sagal Pathology Lab, She gained invaluable hands-on-experience and skills in the art of histopathology; Umulkheyr …

About Umulkheyr Elmi Read More »