Sagal Pathology Center

Wacyigelinta Kansar-ka (Sarcoma)

Sarcoma waa nooc kamid ah Kansarada Dhifka ah kuna dhaca Lafaha, Murqaha iyo Xididada. Wuxuu u dhigmaa 1% Kansarada dadka waaweyn balse 15% Kansarada ku dhaca Caruurta. Kansarkan wuxuu kamid yahay Kansarada ku dhaca dadka Soomaaliyeed balsa kama mid ahan Kansarada ugu badan Soomaaliya.  Bisha July sanad walba ayaa Wacyigelin loo sameeyaa bulshada si kor loogu qaado aqoonta …

Wacyigelinta Kansar-ka (Sarcoma) Read More »

Kansarka Naasaha (Sax ama Qalad)

Maxaa ka jira wax badan oo ay dadku ku sheekeysteen? Ma khuraafaad baa mise waa Run? Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena. Waxaa sidoo kale Maqaalka ciwaankiisu yahay Calaamadaha & Sida looga hortagaa kusoo koobnay Xog kooban oo Kansarka Naasaha …

Kansarka Naasaha (Sax ama Qalad) Read More »

Kansarka Beerka (Liver Cancer)

Beerka waa Qanjirka ugu weyn qanjirada ugu weyn qanjirada jirka wuxuuna ku yaal dhanka midig ee caloosha gaar ahaan sambabka midig hoostiisa. Beerka wuxuu qabtaa shaqooyin badan oo ay ka mid yihiin keydinta nafaqooyinka iyo u bedelida tamar markii loo baahdo, soo saarista dheecaano sida bile iyo proteins sida kuwa xinjirowga dhiiga, kuwa la xiriira …

Kansarka Beerka (Liver Cancer) Read More »

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer)

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) waa Unugyadii caadiga ee Caloosha oo isku bedelay unugyo buro kadibna koriin qaldan sameeyay. Caloosha waxay shiidaa cuntada kala duwan waxaa kor kaga dhegan tubada hunguriga hoosna waxaa kaga dhegan qaybta koowaa ee Mindhicirada yar yar. Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) waxyaabaha ugu badan ee lala xiriiriyo waxaa kamid ah Bakteeriyo la …

Kansarka Caloosha (Gastric Cancer) Read More »

Kansarka Dhiiga (Leukemia)

Kansarka Dhiiga (Leukemia) waa mid ka mid ah Kansarada ugu badan Soomaaliya kuna dhaca caruurta iyo dadka waaweyn. Kansarka Dhiiga waa markii Unugyadii soo saari lahaa dhiiga kala duwan (Dhiiga cas, cad & kan xinjirowga) uu isbedel khaldan (Malignant transformation) ku dhaco taas oo sababta in ay saa’id u bataan ayna yareeyaan unug yadii caafimaadka qabay …

Kansarka Dhiiga (Leukemia) Read More »

Kansarka Naasaha (Breast Cancer)

Sida aan kusoo sheegnay maqaalkii Kansarada ugu badan Soomaaliya, Kansarka Naasaha wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee ku dhaca dumarkeena loona dhinto. Hadaba Maxaa lagu kartaa, Sidee looga hortagaa, Maxaase la gudboon haweenka isaga shakiya Kansarka Naasaha?; Dhamaan Su’aalahaas waxaan uga jawaabaynaa Sawirka hoose oo si kooban u sharxaya. Sidoo kale Fadlan Daawo  Video …

Kansarka Naasaha (Breast Cancer) Read More »

Waa Maxay Kansar?

Inta aan u gudbin Kansar, Waa Maxay Buro? Buro waa kuus kasoo baxay meel ka tirsan jirka taas oo tilmaamo kala duwan yeelan karta sida cabirka, adeeg ama jileeca, koriinta, iwm; Burooyinka waxay isugu jiraan kuwo fudud (Benign) iyo kuwo Kansar ah (Malignant). Waxaa xusid mudan in la fahmo in Buro kasta aysan Kansar ahayn …

Waa Maxay Kansar? Read More »

×

Hello!

Click one of our contacts below to chat on WhatsApp

× How can I help you?